Uncategorized

Daawo:- Qisada Gabadh Gaalo Aheyd Oo Qoys Faqiir Falastiiniyiin Ah Dartood Ku Islaamtay

iftineducation.com – Daawo:- Qisada Gabadh Gaalo Aheyd Oo Qoys Faqiir Falastiiniyiin Ah Dartood Ku Islaamtay


gabadhaan ayaa qaabkeey kusoo islaam tay markaan daawaday iga ilmeysiisay


gabadhaan ayaa allah swt hidayah siiyay oo soo islaamtay waa gabar nasiib badan


markey ka sheekeyneyso waa yabeysaa dhiiga ku kacaayo abaa


aniga qoraa ahaan waxaan allah swt ugu mahad celinayaa inuu iga dhigay islan aana ku dhashay islaam qoys islaam ah alxamdulillah


waa nimco aad u weyn oo aduunyo iyo aakhiraba nolosheyda ka dhigtay mid dagan oo naxariis dareenta mar walba




riix halkaan ka fiirso video ga gabadhaan gaalada aheyd oo qooys falastiin ah dartood ku soo islaamtay


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *