Uncategorized

Daawo kenyati gabar somali kufsaday oo maxkamada lasoo tagay muqdisho

iftineducation.com – Daawo kenyati gabar somali kufsaday oo maxkamada lasoo tagay muqdisho


kentatigaan ayaa kufsaday gabar somali ah waliba dalkeeda ku ayuu ku kufsaday 


waa kenyati u yimid somalia shaqo oo hey ad la shaqeynaayay


balse falkaan uu ku kacay aawgeed ayaa maxkamad loo soo taagay kadib markey soo dacweysay gabadhii uu kufsaday eiyo dad marqaati ah oo meeshan qeyladeeda ku soo baxay


waxaa ka dawan gartaan muuqaalkaa hoose kenyatigaan lasoo tagay max kamada fal danbiyeedkiisa qalafsan oo foosha xun




riix halkaan ka fiirso muuqaalka kenyatigaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *