Uncategorized

Aspirin-ka oo wax ka taraya shalalka

iftineducation.com – Cilmi baarayaal sare oo ka tirsan jaamacadda Oxford ee Britain, ayaa sheegay in dadka ay tahay inay deg deg u qaataan kaniinka Aspirin-ka hadii ay isku arkaan calaamadaha xanuunka shalal yar ama maskax dhiig ku furanka.




Seynisyahanada, ayaa sheegay in qaadashada Aspirin-ka saacadaha ugu muhiimsan iyo maalmo kaddib shalal yar ay jareyso qatarta in mid weyn yimaado 80 boqolkiiba, waxayna yareyneysaa dhibaatada noocaas ah hadii ay dhacdo.




Cilmi baarista oo lagu qoray wargeyska daawada ee The Lancet, ayaa lagu soo gabagabeeyay in si weyn loo yareystay faa’idooyinka Aspirin-ka.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *