Uncategorized

Aqriso hadii aad Garoob Guursato Habeenka Kugu Horeysa iska Fiiri 3 Arimood Hadii Kale ceeb ku tasho

iftineducation.com – Ninka rag ah ee waaa dhici karta in uu wax badan la kulmo intu aduunka jooga sidoo kale dumarka waa sidaas oo kale taas waxaan kaga danleeyahay arimo badan kuwaas oo dhexmara dumarka iyo raga aduunka kuwada nool kuwaas uu alle wax isku daray sida in labada qof ay iswada gursadaan ama ay arimo kale dhexmaraan.




Hadii aad tahay qof guurdoon ah waliba doonaya in uu guursado qof garoob ah oo horay looga soo tumay arintaas hadii ay dhab ku noqoto waxaa laga rabaa in aad wax badan iska fiiriso habeenka kugu horeysa ee guurkada hadii kale waad fashilmi dontaa.




1: habeenka guurka kugu horeysa ha jiifan ee arinta horay u gal hadii aad jiifato waxaa dhci karta in ay qoftaas xasuuso


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *