Uncategorized

aboowe see kula ahay hadaa iga heshay hoos meelaa kaala soo xariiro iigu soo qor

iftineducation.com – aboowe see kula ahay hadaa iga heshay hoos meelaa kaala soo xariiro iigu soo qor


gabadhaan ayaa wallkeeda facebookga sidaas ku soo qortay


isla markiiba rag badan oo doob ah ayaa kala daalay emailadooda ineey siiyaay iyo telephone kooda


inta usoo jawaabtay waxaan ku qiyaasay boqolaal rag ah waliba kumanaan 


waxaan isweydiiyay tolow gabadhaan intaan ma wada guursanesee yeey ka dooran doontaa


koleey hal nin baa ka guursan doonee


war ragaas dhan kumanaanka hal gabar lee maa loo tar tamaa waa yaabee




riix halkaan ka fiirso facebook ga gabadhaas inta ka eeg


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *