Uncategorized

“VIDEO” Dar-daarankii Xasan Xanafi ugu danbeeyay ee uu kaga yaabsaday Ciidamadii Tooganayay

iftineducation.com – Waxaa magaalada Muqdisho Lagu toogtay dilaaga wariyeyaasha Soomaaliyeed Xasan Xanafi Xaaji, kadib markii maxkamaddu ku xukuntay dil toogasho ah.






Xasan Xanafi ayaa uga yaabsaday Ciidamadii Tooganayey isagoo Sheegay Inuu waligii Dil u Socdey Hadana uu Dilka Ku Faraxsan yahay “Waan ku qanacsanahay Dilka, Marnba ka biqi maayo, Waxaan alle ka sugayaa inaan ahay Shahiid, Alle ha ii naxariisto” Ayuu yiri.






HALKAAN KA DAAWO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *