Uncategorized

Subxaanallaah: Daawo haweeneey qeybta dambe Dawaco ka ah

iftineducation.com – Karachi: Subxaanalaah..runtii waa mucjiso rabaani ah mudana in qof kasto ku cibro qaato.. sanadihii u dambeeyay waxaa indhaha dadka ku nool dalka Pakistan, gaar ahaan magaalada Karachi soo jiitay, Haweeneey qeybta dambe uga eg xaywaanka Dawacada qeybta horana uga eg bini’aadamka.


Waxaa lagu magacaabaa Mumtaz Begun, waxay ku nooshahay meel lagu xanaaneeyo xaywaanada duurjoogta oo ku taal Karachi, waxaa si aad ah usoo booqda dadka ku nool guud ahaan dalka Pakistan.


Murad Ali, waa ninka maamula Carwada ay ku nooshahay Mumtaz Begun, sidoo kale waa ninka ugu labisay sida dumarka caadiga ah oo kale.


Hadii aadan rumeysan waxaan kuu sheegeyno bal daawo indhahaagana macalin hakuu noqdaan:






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *