Uncategorized

SUBXAANA ALLAAH : Wiil Soomaali ah Oo Libaax ku qabsadey wadada Tahriibka

iftineducation.com – SUBXAANA ALLAAH : Wiil Soomaali ah Oo Libaax ku qabsadey wadada Tahriibka




Wiilkan soomaaliga ah ayaa waxaa Libaaxa uu ku helay jidka xili uu tahriib u ahaa xadka u dhexeeya Masar iyo Suudaan waxaana muuqalkan uu noqday midka ugu saameenta badan ee maalmahan laga hadal haayay dhammaan dalalka carabta.




Inta badan Ragg atahriib ahaan u aada dalalka carabta ayaa waxaa la sheegaa in qaarkood ay handadaad kala kulmaan ciidamada Xadka oo ku dira Eeyo ama Libaaxyada xadka y ku ilaashadaan wallow la aaminsan yahay in wiilkan halistaas galay uu sababsadey Raxan libaaxya ah oo jidka socday.






DAAWO HADII AAD AWOODID MUUQAALKA HOOSE:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *