Uncategorized

saan maxa akajiro dadaoow ma runbaa?

iftineducation.com – saan maxa akajiro dadaoow ma runbaa?


waxn barta facebook ee baraha kale caanka kad aawaday muuqaal muujinaayo wiil afrikaan ah oo yar uu mas qaniinaayo waxaa kasii daran meesha waxaa ka ag dhow nin kaamiriiste cadaan ah oo duubanaayo sida wiilka loo qaniinayao looguna quraacanaayo hilibkiisa asagoona ka celineynin


meesha baniadanimo waa dhaaftay waxa meeshaan ka socdo abaa bal indhahaaga wax ku arag


aniga waa yaabee saan maa loo naxariis daran yahay oo maxa aka qaldan dadka qarnigaan noool


bal eeg riix halkaan ka daawo waxa meeshaan ka dhacay


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *