Uncategorized

Raga marykanka ku nool dumarkeenu maxay ku jeclaadeen

iftineducation.com – Raga marykanka ku nool dumarkeenu maxay ku jeclaadeen


waa muuqaal muujinaayo in dumarka siiba kuwa muqdisho iyo nairobi ku nool ay aad u jecelyihiin raga ku nool mareykanka


adaa yaabaayo bal daawo video gaan oo ka jawaabaayo sababta ay ku jeclaadeen gabdhaha afrika ku nool raga somalida ku nool mareykanka


iyo sababta ay ku neceen raga qaarada yurub ka yimaada ee somali kasoo jeeda


hadaa reer yurub tahay yaan lagaa dareemin inaad xanaaqsan tahay abaa




riix halkaan ka fiirso muuqaalka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *