Uncategorized

Nin ajnabi ah oo dhibsaday In Lawaydiiyo Qabiilka Xaaskiisa Oo Soomaali ah & Fariin Uu Soo diray (Video)

iftineducation.com – Nin ajnabi ah oo qabo gabar soomaaliyeed ayaa wuxuu si wayn uga cabtay dadka soomaaliyeed ee waydiinaayo qabiilka naagtiisa , waxayna marar badan waydiiyeen su`aasha ah ” Waa Qabiilkee Naagtaada “?




Ninkaan oo ah nin muslim ah ayaa wuxuu markii dambe iskasoo duubay Muuqaal ka yaabiyay dad badan oo caalamka ku nool , waliba asagoo sheegayo inuu su`aashaan marar badan la kulmay .




Hadana waxaa ceeb noqotay in xataa dadkii ajaaniibta ahaa ay fahmaan in dadka soomaaliyeed ay yihiin dad qabiilka aad u jecel , halka aysan dadka aduunku qabiil waxba agtooda ka ahayn.




Halkaan ka daawo muuqaalka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *