Uncategorized

Maxay Tahay Shaqada Kintirka naagaha!!? tan aanan laheensa halkee ka kacsataa Daawo LATE NIGHT SHOW

iftineducation.com – Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneyda wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool wadamada kulul kintirkooda wuu dheeraadaa inta badan kuwa ku nool wadamada qabowga inta badan ma dheeraado.
Kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas waxa uu la xiriiraa murqaha farjiga wuxuna u baahan yahay howl culus haweeneeydana qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi, istaag iyo foorarsiba mida kintirka ka kacsato waxay rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka…..

Kintirka waxaa lagu tiriyaa inuu yahay xubinta ugu dareen badan uguna kacsiga daran jirka haweeneydu, marka ay kacsato waxaa ka soo buuxsama dhiig markaas ayuu bararaa oo uu taagmaa si daranna wuu u kululaadaa.
Haweeneyda kintirka leh taataabashadiisa keliya way ku biyabixi kartaa, dumarka 95% kacsigooda waa kacsi kintireed, naagaha 5% kacsigooda waa mid laga dareemo farjiga gudihiisa.


GUJI HALKAAN EE DAAWO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *