Uncategorized

Hadii Aad Geerarkan u Dirto Qofka Aad jeceshahay U Sameyn ku Yeelan Waayo Warkeyga iska Tuur.

iftineducation.com – Waxaa jira lamaan iska jecel kuwaas oo isku dira fariimo jacely iyo hadalo macaan kuwaas uu marka uu qof aqri soo jeedata jaceelka uu qofka kale u qabo sida dhawaan ay shaaciyeen dad ku xeel dheer arimaha bulshada.


Geerarkan aan hoose ku xisi doono waa geerar markii aad u dirto qofka aad saxiibka latahay uu sameyn buuxda ku yeelan doono qofka aad u dirtay hadii uu sameyn ku yeelan waayo geerarkas warkeyga danbe iska tuuur kkkk.


HOOSE KA AQRISO GEERARKA.


1: Ifka adiga mooye ma xasuusto qof kale


2: ifka adiga mooyee ma qadariyo ruux kale


3: ifka adiga mooye ma eego indha kale


4: ifka adiga mooye qof kale kalsooni ma siiyo


5: ifka adiga moyee qof kale ma tabo qalbigeyga


6: runtii waxaad tahay waxad tahay ifka nolasha ilove you




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *