Uncategorized

Gabar ku faanaysa Uur Wacal ah Oo ay sido -VIDEO

iftineducation.com – Gabar ku faanaysa Uur Wacal ah Oo ay sido -VIDEO




Sheekh ayaa ugu horayn waxaa la waydiinayaa Gabadh nin uur kale u lahayd, Nin kale oo Meher Xaday (Qudbo Siro) kadibna ogaaday inay meher ku leedahay iyo in kale, iyo waxa ay arintaasi diintu ka qabto.




Sidoo kale Sheekha ayaa wuxuu ka Jawaabaya Su’aalo kale oo tiro badan kuwaasi oo bulshada Soomaliyeed ay soo waydiinayaan.







HALKAAN  KA  DAAWO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *