Uncategorized

Doollar-ka Mareeykanka oo lagu soo sawiray Haweeneey Madow ah & Sababta oo la ogaaday.(Daawo Sawirada)

iftineducation.com – Inta badan Bangiyada gudaha dalka Mareeykanka ayaa markii ugu horeeysay  waxaa lagu arkay lacagta Dollar-ka ah oo ay ku sawiran tahay Haweeneey taariikh ahaan dalkaas caan ka ah waliba si xun loo soo cunsuriiyeeyay (Slave) .


Haweeneeydaan ayaa lagu magacaabi jiray Harriet Tubman waxeeyna ahaan jirtay mid mudo dheer la adoonsan jiray taas oo ay si qasab ama xoog ah ku heesteen dad cadaan ah .


Wasaarada Maaliyada dalka Mareeykanka ayaa ku dhawaaqday in lacaga Dollar-ka Mareeykanka qaasatan 20-ka iyo 10-ka Dollar lagu soo xasuusan doono Harriet Tubman .


Waa markii ugu horeeysay inta taariikhda la ogyahay oo lacagta Dollar-ka Mareeykanka lagu dhex arko sawirka qof madoow waxaana arintaan si weyn u soo dhaweeyay Malaayiin ka tirsan dadka Madaw ee ku nool gudaha dalka Mareeykanka .


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *