Uncategorized

DAAWO VIDEO QIIRO LEH)Xildhibaan Ka Mid Ah barlamaanka Kenya Oo wadani Soomali Ah Oo Qiiro Kaga Keenaya”Calanka Soomaaliya 5-ta Gees Mid Ayaan Leeyahay,waa wadanka Quruxda Badan U Gurmanaa..

iftineducation.com – Xildhibaan Ilyaas Barre Shire oo ka mi Ah Xildhibaanada barlamaanka Kenya  Soomaalina ah Ayaa Aad Uga Hadlay dowladnimada Soomaaliya ,waxana uu Sheegay Xidhiidhka Kenya Iyo Soomaaliya Iyo waliba  waxa Xildhibaanadooda qabaan.


Xildhibaan Ilyaas Barre Shire Ayaa Sheegay Inay  Shanta Gees e calanka Soomaaliya Uu ka Turjumayo Iyaga Gees ka Mid Ah Ayna Gees iska Leeyahiin,waxana uU Sheegay Inaysan idhaha ka Laabanayn Sida Loo Heli lahaa Dowladnimada Soomaaliya.


Xildhibaan Ilyaas Barre Shire waa Xildhibaanka Ugu hadalka Cad Xildhibaanada Barlamaanka Kenya Ee somaalida Ah,waxana Uu Sheegay Inay tahay Qoomiyada Soomaalida Kuwa Ku xigta Oramada Itoobiya Tiro Ahaan,mana Jirto Qoomiyad Soomaalida ka Badan qabiil Ahaan.


Soomaalida waxa Uu ku Sheegay inay yahiin dad isku hal qabiil ah,waana Kukuyada oo kale Isagoo tusaale uga Dhigay Kenya inta Qoomiyad Kunool hal Qoomiyad soomalida Le’eg inaysa Jirin.






DAAWO VIDEO QIIRO LEH)Xildhibaan Ka Mid Ah barlamaanka Kenya Oo wadani Soomali Ah Oo Qiiro Kaga Keenaya”Calanka Soomaaliya 5-ta Gees Mid Ayaan Leeyahay,waa wadanka Quruxda Badan U Gurmanaa..




RIIX HAL KAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKAAN



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *