Uncategorized

DAAWO Sidee lagu Ogaan karaa xuubka Bikrada Siilka iyo in gabadha bigro tahay.

iftineducation.com – Bigrada gabadha waa xibinta  ugu muhimsan oo tilmaamaya nabad qabka, xuubka bikrada waxa korka ka dahaara bushimaha yaryar ee siilka . Xuubkaasi oo dillaaca habeenka gabadha la bekra-jebinayo, wuxuu yeeshaa kolka uu dillaaco faraqyo ama raaman, waana la dareemi karaa jiritaanka raamankaasi ilaa laga gaaro dhalmada koowaad kolkaasi oo uu si toos ah u baaba’ayo.



Dillaaca xuubka bekrada waxa la socda dhiig bax heerar kala duwan leh. Waxa laga yaabaa in xuubku uu aad u adag yahay, hor istaagana galmada, ama yahay sida laastiigga oo kale oo uusanba galmo ku dillaacin, balse goor dambe dhalmadu ay dillaaciso. Waxa dhacda in mararka qaar afka xuubka bekradu uu yahay mid tooxan oo uusan koobaabnayn, mararka qaarna waaba uu dahaaran yahay oo maba laha xitaa meel uu dhiigga caadadu kasoo baxo, taasi oo kallifta in dhakhtar loogu yeero




HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUQAALKAAN  




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *