Uncategorized

DAAWO Sidee lagu Ogaan karaa xuubka Bikrada Siilka iyo in gabadha bigro tahay.

iftineducation.com – Bigrada gabadha waa xibinta  ugu muhimsan oo tilmaamaya nabad qabka, xuubka bikrada waxa korka ka dahaara bushimaha yaryar ee siilka . Xuubkaasi oo dillaaca habeenka gabadha la bekra-jebinayo, wuxuu yeeshaa kolka uu dillaaco faraqyo ama raaman, waana la dareemi karaa jiritaanka raamankaasi ilaa laga gaaro dhalmada koowaad kolkaasi oo uu si toos ah u baaba’ayo.


Dillaaca xuubka bekrada waxa la socda dhiig bax heerar kala duwan leh. Waxa laga yaabaa in xuubku uu aad u adag yahay, hor istaagana galmada, ama yahay sida laastiigga oo kale oo uusanba galmo ku dillaacin, balse goor dambe dhalmadu ay dillaaciso. Waxa dhacda in mararka qaar afka xuubka bekradu uu yahay mid tooxan oo uusan koobaabnayn, mararka qaarna waaba uu dahaaran yahay oo maba laha xitaa meel uu dhiigga caadadu kasoo baxo, taasi oo kallifta in dhakhtar loogu yeero.


Waxaan markasta ku dadaaleeynaan in aan u soo tabin akhristayaasheena iyo daawadayaasheena sharata mu dan in aan u soo tabino,Hadaa nahay Shabakaga carafaad.com  waxa kasta oo nolosha ku ku saabasan anagoo ka eegeyba hadba sida ay xasaasi u kala yihiin u muuruhu, Haddab Dhaqtaraadaan Ayaa noo shar xeysa Xuubka Bigrada iyo hadba sida uu Dunarka ugu kala xoog badan yahay.


Dhakhtarad caafimaad oo tijaabo ay la kulantay ka hadashayna waxay tiri: 16 jir reer miyi ah ayuu ninkeedii oo wadaa iigu keenay goobtayda caafimaadka.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *