Uncategorized

DAAWO: Nin lacag ku qaata dilka dadka oo sir badan kashifay

iftineducation.com – Waxaa dalka South Africa ka jira rag dhiigyo cab ah oo lacag ku qaata dilka dadka gaar ahaan ganacsatada iyo shaqsiyaadka kale ee la doonayo ka takhalusidooda.


Mid ka mid raggaas oo la hadlay TV-ga SKYNEWS ayaa sheegay inuu 50,000 oo Rand uu ku dilay raggaa waa weyn halka uu askarta ku toogto 20,000 oo Rand.


DAAWO: Nin lacag ku qaata dilka dadka oo sir badan kashifay






Bal daawo Wareysiga lala yeeshay ninkaasi.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *