Uncategorized

Daawo Masiibadii Kadhacaday Bada iyo Magacayo Horleh: Oo Hada La Helay

iftineducation.com – Waxaa Maanta kadhacaay Bada u dhaxeya Masara iyo Italy Masiibadii oogu Waynayd ee Abid qabsata Dhalinta Soomaaliyeed ee ka cararay wadan koodii Hooyo Kadib markii ay Doon la qalibantay in kabadan 400 oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Ubaxii Dalka iyo Aqoontii Dhulka ahaa.


Dhalintan Soomaaliyeed oo ubadnaa Dhalin kasoo jeeda Gobalada Waqoyi ee Soomali-land ayaa waxaa maanta ku geeriyoodeen Bada Alle ha u wadanaxariistee Diyaaradaha Gurmadka ee dalka Italiya ayaa gaadhay goobta iyaga oo muuqaalkan kasoo qaaday.


Muuqaalkan waxaan kula talinaynaa qof waliba oo beer nugul inuusan daawan waa dhalinyaro Soomaaliyeed oo aadan idhahaaga ku qaban karin waa ubaxii dalka waa mustaqablkii iyo himiladii ciideena hooyo Allow u naxariiso .


HALKAN KADAAWO  IYO MAGACAYADA BADA KU GEERIYOODAY .


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *