Uncategorized

Alhamdulilah dheh markaad muuqaalkaan daawato kadib allah swt ku mahdi

iftineducation.com – Alhamdulilah dheh markaad muuqaalkaan daawato kadib allah swt ku mahdi


dad yahow ma dareeno nimcooyinka aan heysano ilaa nagala qaado nimcooyinkaas mid kamid ah kadib ayaad dareemeysaa nimcadaas ku dhaaftay


bal muuqaalkaan daawo kadib xasuuso nimcooyinka uu illaahey swt ku siiyay mar walbana ku shukri allah ku abuurtay


waa nimcooyinka alle mid kamida wali lisma gaarin oo lama soo koobi karo nimcooyinka allah swt ku siiyay


mar walbo aan is xasuusina allaha swt kacabsigiisa iyo inaa ku shukrino nimcooyinkaan heesano


bal fiirso halkaan guji nimcadaa ilaah kusiiyay adiga dadka qaarna ka maqantahay



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *