Uncategorized

Akhri Magacyada iyo Deegaanada Ay Ka Soo Kala Jeedaan Dadkii Doontu Kula Dagtay Inta U Dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar+Sawiro

iftineducation.com – Ilaahay Ha Uu Naxariisto Maanta Waxa Ku Dhintay Badda Meditaraniyanka ee uu Dhaxaysa Masar Iyo Italy Dad kabadan 480 qof oo Uu Badna Somali.


Waxaaba dadkan ay usoo jeedeen dalka yurb, magaalooyinka ugu badan ee dadkasi kaso kal jeedeen ayaa kala ahaa Hargeysa, Burco Berbera iyo waliba muqdisho


.Hoos ka akhri Magacyadooda iyo Sawiradooda


1-Axmed shuuriye iyo Xaaskiisa AHN (Burco )


2-Cismaan cabdi wali shagaxle AHN (Burco )


3-Baashe farax jamac AHN (BURCO)


4-MukhtarCiise AHN (BURCO)


5-Maxamed faroole AHN


6- Ciise Cali AHN


7-Ahmed aadan AHN


8-Ayman AHN


9-Koos Xuseen Cali AHN (BURCO )


10-Khadra AHN


11-Farduus burco AHN (BURCO )


12-Ruqiya Idiris AHN


13-Maxamed mire AHN


14 Cawaaale warsame Sandool oo ahaa saxafi ka wakhti xaadirkaa ka shaqayn jiray qaar kamida idaacadaha muqdiso


15 Ruqiya Idiris


16-Bilaal Milyare Dheeliye


17-Deeq Ismaaciil jaamac


18 Cabdiqani Good


19 Nawaal Muuse


20 Shabcaan Muuse (Burco)


21 Axmed Cade Faarax


22 Jamaal Cabdilaahi Mataan


23 Cabdicasiis Khadar Maxamed


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *