Uncategorized

Gabdhaha ma u BIYA BAXAAN Sida Ragga + Hadalka Jamaad Xasan oo SIR culus kashiftay

iftineducation.com – Ragga iyo haweenka ayaa labada mararka qaar ku riyooda riyo galmeed ah in ay galmo sameeynayaan ,Ragga iyo haweenka ayaa labadaba ku biyo baxa riyadaas iyadoo marka ka dibna toosa . Riyo galmeedka ayaa waxaa ku sawirmaya adiga oo ku jira raaxada dhabta waadna ku biyo baxeyasa,iyadoo tani dhib ku dhameen midda rasmiga ah. Mid ka mid aqristayaasheena ayaa…

Continue Reading

Uncategorized

Dhaawacyada ka dhasha raaxada sariirta iyo Habeenka

iftineducation.com – Waxa ay u eegtahay in wadanka England ay xaraarada raaxada sariirtu aad u badan tahay. Taas oo keenta dhaawacyo kala duwan oo ka soo gaadha lamaanaha hawsha u gaarka ah ku guda jira. Hadba arintan ayaa waxa baadhitaan ka soo sameeyay Phonepiggybank.com si loo ogaado dhaawaca soo gaadha lamaanaha marka ay raaxaysanayaan oo xaraaradoodu meel sare marayso iyo sida…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO QAAB CUSUB OO SI FUDUD LOOGU RAAXEEYO.HABLAHA WAA ILMAYNAAYAAN

iftineducation.com – Hubaal waxaa ah Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) in ay tahay talaabada ugu horeeysa ee Weerarka Galmada , waxaana la tilmaamay xitaa hablaha teenage mudda dheer marka sheekada macaan ee xodxodashada maqasho in ay jiriricooto kadibna si tartiib tartiib ah aad ugu biloowdo Dhuuqmada dhanka Bishimaha faruuryaha.  Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Wasiiro iyo Xildhibaano laga helay boorsooyinkooda hub iyo walxaha qarxa

iftineducation.com – Wasiiro ka tirsan Xukumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay qirtay iney qaar ka mida Masuuliyiinta Xukumadooda yihiin argagixiso lana shaqeeyaan. Wasiirka Duulista hawadda Somaliland ayaa sheegay iney garoonka Egal Airport ku qabteen Wasiiro iyo Xildhibaano boorsooyinkooda ku qariyay hub iyo walxaha qarxa kuwaas oo diyaaradda rabay iney ku qarxiyaan. “Waxaa jira boorsooyin hub iyo walxaha qarxa ka buuxeen oo…

Continue Reading

Uncategorized

Sarkaal Ka Tirsan KULMIYE Caana ka Ahaa madaxtooyada Somaliland oo Muqdisho iska dhiibay

iftineducation.com – Gudoomiyihii qaban qaabada ee shirweynahii xisbiga Kulmiye ee dhawaan Hargysa ka qabsoomay laguna soo doortay  musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Kulmiye mudane Abubokor Xaamud, isla markaasna ka tirsnaa goleyaasha xisbigaasi sida golaha dhexe, ayaa ka degay magaalada Muqdisho isga oo shaaciyay in uu si rasmi ah oo ay xisbiga Kulmiye iyo xukumadda Siilaanyoba ay ogaayeen uu ku yimid magaalada Muqdisho.…

Continue Reading

Uncategorized

Shirkadda Hormuud oo kabaha la dul martay Shilinka Soomaaliga, dalkana ka dhigtay gobol Mareykanka ka mid ah

iftineducation.com – Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ah shirkad si weyn u ballaarineysa awoodeeda guud ahaan dalka Soomaaliya oo dhan ayaa bilowday howlo ka baxsan isgaarsiinta isla markaana 40% iminka dhaqaalaheeda u weecisay ganacsiga qeybihiisa kala duwan, iyadoo saddexdii biloodba mar dekedda Muqdisho ku soo xirata maraakiib badeecado kala duwan u sidda. Dhibaatooyinka shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku soo kordhisay ma aha kuwo…

Continue Reading

Uncategorized

Hoos u Dhac ku Yimid Iibsashada iPhone-ka

iftineducation.com – Shirkadda ugu faa’iidada badan caalamka ayaa qiimaheedu hoos u dhacay toddobaadkan kadib markii Apple ay shaaca ka qaaday hoos u dhacii ugu horreeyey ee iibsashada taleefonka iPhone mudda 13 sano ah. Madaxa shirkadda Apple ayaa dhaqaalaha xumaanaya ee Shiinaha u sababeeyey hoos u dhaca ku yimid iibsashada taleefonka iPhone-ka, hase yeeshe dadka taxliilaya dhaqaalaha ayaa sheegaya inay jiraan sababo…

Continue Reading

Uncategorized

DEGDEG: Garoonka diyaaradaha Hargeysa oo lagu qabtay rag ka tirsan Al-Shabaab iyo qalab ay wateen + Video

iftineducation.com – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay in magaalada Hargeysa ay ku sugan yihiin saraakiil ka tirsan ururka Al-Shabaab iyo madax ka tirsan hay’adaha kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiirka Duuliska iyo hawada Somaliland Dr. Cumar oo magaalada Hargeysa kula hadlayay Saxaafadda ayaa shaaca ka qaaday in garoonka diyaaradaha Cigaal Airport ay ku qabteen madax ka tirsan xukuumadda…

Continue Reading

Uncategorized

Biyaha Naagaha Waa Meeqa Nooc Imasa Ayeey Ukala Baxaan.

iftineducation.com – Dumarka inay biyabbaxaan dad badan ma oga, taasna waxaa sabab u ah biyahooda inta badan banaanka uma soo baxaan sida nimanka oo kale, haddaba qaabka ay u biyabbaxaan haweenka waa seddex qayb oo ah sida soo socota : Qaybta koowaad marka ay galmada macaansato ayay gariirka gaaraysaa, waxay ka dareemaysaa jirka oo dhan jiriirico macaan badan marka way damaysaa.…

Continue Reading