Uncategorized

Wasiir dhintay gabadhiisa Oo caloosha hurisay Shacabka “Aabahay qarax lagu dilay tacsi kama helin dowlada….”-Daawo

iftineducation.com – Gabadhan ayaa qaab xanuun leh oo dadku ka muroodeen waxa ay uga hadashay dilkii aabaheed wasiirkii hore Ee gaashaandhiga Muxudiin iyada oo sheegtay in aabaheed uu ku baxay gacanta kooxaha dadka qarxiya.


“Dowlada tacsi xitaa nooguma imaanin aabaheyna waa la dilay isagoo amniga ka hadlaaya…” ayay tiri gabadhan uu dhalay wasiirka la qarxiyay.


Wasiir dhintay gabadhiisa Oo caloosha hurisay Shacabka “Aabahay qarax lagu dilay tacsi kama helin dowlada….”-Daawo




HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *