Uncategorized

Sundus “Waxaan ahay Guurdoon Jecel Nimanka leh astaamahan”

iftineducation.com – Jacaylka Gabdhaha Maanta Jira  kuma xidhna in ragga Ku xushaan dherer, midab amma qurux, balse waxa jira arrimo si gaar ah u cajabiya oo ay aad u jecel yihiin inay ka arkaan wiilasha gayaankooda ah, kuwaasoo haddii ninku yeesho uu qalbiga gabadhu u nuglaanayo, kalgacal xad-dhaaf ahna u qaadayso.


Dhammaan waxyaabahaasi waxay ku tacaluqaan muuqaalka ninka, habka lebbis-qaadashada iyo sidoo kale dabeecadihiisa, waxana ka mid ah lixdaan astaamood oo Dhaayaha.com ay u sheegeyso Nimca Cumar oo Joogta Dalka Canada isla Markaana Raadineysa Dooqa Ninka Guursanaya iyadoo Ka Dooneysa Jaceyl iyo Farxad Hadaba Daawo Muuqaalka Kana Dhageyso Halka aad Kala Xiriireysid.


HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA