Uncategorized

Qiso xanuun leh “Nimcaan waan jeclaadey sidaas ayuu iiga faa’iideestay wuxuuna igu sameeyay….”

iftineducation.com – iyadoo Dhawaanahaan ay Soo Kordhayeen Gabdha Soomaaliyeed ee Jeclaaday Fanaaniinta Da’da Yar ee Xiliyadii Dambe ku Soo Qadaye Heeso Jaceyl ah oo Dareen Xoog leh Galinaya Bulshada Soomaaliyeed Gar ahaan gabdhaha ayaa Haatan waxaalagu Waramayaa Gabar Soomaali ah oo Jaceyl;Daran u Qaaday Fanaanka Nimcaan Hilaac.


Gabdhaan oo Magaceeda Ku Sheegtay Xayaat ayaa Sheegtay in ay Nimcaan Hilaac u sheegatay jaceylkeeda Balse waxa ay Sheegtay Arin Dadka ay ka Naxeen Taaso Layaab ku noqtay Bulshada Soomaaliyeed.


Gabdhaan ayaa Sheegtay in ay Nimcaan jeclaatay kadib Markii uu Magaceeda ku Soo Qaaday Hes Macaan oo Qalbigeyga Dareen xoogleh Galisay Jaceyl Xaddhaaf ahna ku Beeray iyada.


HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *