Uncategorized

Fannaanada cusub ee codka macaan ee facebook qabsatey Inaba Caadi Maaha

iftineducation.com – Fannaanada cusub ee codka macaan ee facebook qabsatey Inaba Caadi Maaha rag badan ayaa u codeyay fanaanadaan codka macaan ee facebook isku soo caan bixisay rag badan ayey isla markiiba ku yeelatay oo taageeradeeda ah fans keeda wuxuu gaaraa hada 6 boqol kun oo likers ah waa yaabee ku dhahay waxayba ka shidantahay fanaaniinta runta ah ama heesaha dadoow…

Continue Reading

Uncategorized

7 Arimood oo dumarka ay Raga ku nacaan -Sirta Nolosha

iftineducation.com – Waxaa Halkaan idinkugu soo gudbineynaa Todobo arimood oo Dunida ugub ku ah Gaar ahaan Wadamada Islaamka balse mudooyinkan dambe lagu arkay Dhalinyaro badan, waxaana la Sheegay in Todobadaas arimood raga Marka ay ku arkaan Dumarka in ay keento in ay Nacaan niyadana ka saartaan. Todobadaas Arimood ayaana ka ah :- 1-LUGAHIISA: nimanka Qaar waxay leyihiin muruqyo aad u waaweyn…

Continue Reading

Uncategorized

Afka Oo qofka Ura Maxaa U sabab ah? (Xog Caafimaad )

iftineducation.com – Urka Afka ama waxa loo yaqaanno Af Quruxnka “Halitosis” waa xaalad qofku ka soo saarayo afkiisa hawo uraysa, taasoo ka duwan af-urka subaxii lala soo tooso, kaasoo ku baab’a nadiifinta ilkaha. Af- qurunka ma laha wax xuduud ah, umana kala soocno dadka da’dooda, noocooda iyo xaaladooda iyo dhaqaalaba, intaa waxaa sii dheer in af-qurunku u keeno qofka niyad jab…

Continue Reading

Uncategorized

Ganacsato iyo Mukhallasiin Siyaasadeed

iftineducation.com – Ganacsato waxaa jira mar haddii waxa ay damceen ay helayaan aan dan ka lahayn dadka iyo dalka. Dan aan ka lahayn sida iyo meesha ay ka helayaan heshiiska iyo cidda ay la gelayaan. Waxaa indho tiray damaca. Iftiinka keliya ee ay wax ku arkaan waa toosh ku shaqeeya bateri magaciisa la yiraahdo .  Wax deeqaa ma jiraan dhimashada ka…

Continue Reading