Uncategorized

Nin Oromo reer Hargaysa ah Oo Bisad u qala dadka -Muuqaal iska Ilaali sagaaro ma ahan

iftineducation.com –  Nin Oromo reer Hargaysa ah Oo Bisad u qala dadka -Muuqaal iska Ilaali sagaaro ma ahan


Muuqaalkan waxaa laga soo duubey ninkii shalay lagu qabtay magaalada Hargaysa halkaasi oo uu muddo dheer ku iibin jiray Sagaaro qalan sida uu dadka ka dhaadhicin jiray balse ay noqotay bisad .


Bisad qalahan dadka ku gaadi jiray Hilibka Mukulaalaha ayaa waxa uu lacag waalan ku heli jiray markii uu iibiyo isaga oo dadka u sheegi jiray in ay tahay sagaaro diyaarsan.



BAL DAAWO VIDEO NINKA LA QABTAY:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *