Uncategorized

Nimca Dareen Oo sheegtay Ninka ay Ifka Ugu jeceshahay -VIDEO

iftineducation.com – Fanaanada Codka Macaan ee Nimaca Dareen oo ka mid ah Hablaha Faniinta ah ee Loogu jecelyahay Dhulka Soomaaliyeed ayaa Markii ugu Horeysay Waxa ay Soo bandhigtay 13 Sano kadib Jaceylkeeda iyo Shaqsiga ay Nolashada la Wadaageyso.


Warar Hoose oo ay sirhufan Heshay ayaa Sheegaya in Ninka ay haatan Soo bandhigtay Nimca Dareen uu Yahay Fanaan Caan ah isla markaana ka mid ah Faniinta ugu Da’da Yar Faniinta Soomaaliyeed, Sidoo kale Wararka ayaa intaa Waxa ay ku Darayaan in uu si hoose u Qabay Fanaanka ay haatan ku hishiiyeen in Dad Weynaha uso bandhigaan Halkaan hoose Ka Daawo muuqaalka Yaabka Badan.


HALKAAN HOOSE KA DAAWO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *