Uncategorized

Nabadoon ka xanaajiyay Gabdhaha Reer Puntland -VIDEO

iftineducation.com – War hadda soo gaaray Xafiiska Sirhufan ee Magalaadda Kismaayo ayaa noo xaqiijiyay,Nabadoonkii-Guud ee Beesha Ciise Maxamuud Nabadoon C/laahi Bille ee maalmahan ku xirnaa Godka General-Darwiish inuu matagay Dhiig loona diiday in la daweeyo.


Odayaal u tagay Wasiirka Amniga ee Jubbaland General Darwiish oo doonayay inay dawo u geeyaan Nabdoonka Dhiiga matagay ayaa loo diiday inay Isbitaal geeyaan Nabadoon C/laahi Bille oo maalintii 4-aad ku xiran Godka General-Darwiish.


Nabadoon ka xanaajiyay Gabdhaha Reer Puntland -VIDEO




HALKAAN KA DAAWO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *