Uncategorized

Naagtaada Naaska maka jaqi kartaa maxaase ka faa’iideysaa

iftineducation.com – Raaxada waxaa ka mid ah in ninka xaaskiisa istiimiyo, waayo haweenka galmo kama helaan oo aan istiin la soconin, naagba nooc istiin ayay ka heshaa, naago waxaa jira ka helo jaqida naaska ama tuujiska naaska, macaan badan ayay ka helayaan marka loo jaqayo naaska ama laga nuugayo, waxaa su’aal ah haddii xaaskayga caano ay leedahay oo naaskeeda aan jaqo ma dhib baa? diinta maxay ka qabtaa? 


su’aashan sheekh Umal ayaa la weydiiyay wuxuuna uga jawaabay inaysan wax dhib ku jirin xaaskaaga naasaha waad ka nuugi kartaa wax dhib ah ma laha.


DAAWO NAAS DHUUQIDA IYO DIINTA:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *