Uncategorized

Muqdisho: Haweeneey 5 Bilood Kaliya La Qabay Oo Wiil Dhashay

iftineducation.com – Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa Waxa ay Sheegayaan in aad Looga Hadal hayo Nin Naag uu Qabay Shan Bilood Kaliye ineey Todobaadkii Lasoo Dhaafay Wiil isaga Ku Magacaaban ay Dhashay Haweeneeydaasi, Waa Sida uu Kusoo Waramayo Wariyaha Magaalada Muqdisho ugu Soo Warama Shabakadda Hablaha.com oo Aalaba Soo Ururiso Macluumaadka Ku Saabsan Arimaha Qoyska.


Warar Hoose Ayaa Sheegaya in Ninkani Naagtaas oo Garoob aheyd uu aad u Jeclaa, Xiliga uu Soo Guursanayana ay aheyd Garoob Car Car ah oo Niman Wad Badan.


Hayeeshee Lama Sheegi Karo Ilaa Hadda Urkaas Halka Ay Kala Timi, Balse Dadka Waxa ay Xaqiijin Karayan uun in Ninkaasii uu Naagtaas Qabo Ama Guriga U Joogta Muddo Shan Bilood Kaliya ah.


Warar Kale ayaase Sheegay in Ninka Naagta Qabo uu Ku Andacoonayo in Naagta Markii Horaba uu Qudba Sira Ku Qabay inta aanu Guriga Keensan.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *