Uncategorized

maxaa sabab u ah in xubinta taranka ragga uu jilco

iftineducation.com – daraasad lasameeyay ayaa lagu ogaaday in xubinta taranka in aay jikcaan aay sabab utahay siigada badan dareen jookta ah oon ninka ragga jookta unoqota,


machad kuyaalasda magalada london ayaa soo bandhigay dhibaatootinka aay sii gada aay leedahay iyo saameynta aay mustaqbalka ku yeelaneeyso ragganimada,midkamida culimada daraasdaan sameeyay ayaa soo bandhigay dhowr siyaabood oo sababtab in xubinta taranka ragga aay jilcaan,waxaana ugu wacan ayuu leeyahay siigada oo dheerata ama in badan ninka ragga biyaha iskaga keeno gacantiisa.taas oo sababeeysa ayuu leeyahay in marka danbe xubinta taranka ragga aay aad ujilciso gacanta taas sababeysa in aad habeenka aqalka galka aad kufashilanto inad xaaskaada qancin weydo,


darasada aya sidoo kale waxaa aay leedahay in xubinta taranka ninka uu jilco waxaa ugu wacan ninka ragga oo jookto aay unoqoto dareen farabadan isagoo u caalwaayo in biyaha iskaga saaro.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *