Uncategorized

Maryan Mursal Oo Qof waalan ku tilmaamtay Farxiya Fiska -Sababta Heestan.

iftineducation.com – Fanaanada weyn ee maryan mursal ayaa qof waalan ku tilmaamtay fanaanada caan baxday ee farxiya fiska 


sababta ay ugu tilmaamtay ayaa heestaan ay soo qaaday fiska aawgeed


oo maryan la ah in heestaan oo kale ay soo qaato in lagu tilmaamii karo qof waalan oo kale


iyo fiska oo u jawaabtay fanaanada maryan mursal kadib markey ka carorotay hadaladaan ka soo yeeray fanaanada weyn oee maryan mursal


hadaba waxaan idiin soo bandhigeynaa heesta ay la yaabtay maryan mursal ayna ku tilmaamtay fiska qof waalan


Maryan Mursal Oo Qof waalan ku tilmaamtay Farxiya Fiska -Sababta Heestan.


RIIX HALKAAN KA FIIRSO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *