Uncategorized

Maraykanka oo ka hadlay weerarkii Awdheegle

iftineducation.com – Sida uu qoray wargayska Newyork times meletriga Maraykank ayaa sheegaya in weerarkii lagu qaaday deegaanka Awdheegle ay fuliyeen ciidanka soomalida
Balse Maraykanka waxuu intaasi raaciyay inuu talobixin ku lahaa weerarkaasi
Wargayska ayaa soo xiganaya wakaalada wararka ee AP ayaa sheegaya in weerarkaasi loo badinayo in laga guul gaaray.
Ma jiro war madaxbanaan oo xaqiijinaya arimahani, Shabaabkuna kama aysan hadlin.
Balse wargayskan ayaa qoray isagoo soo xiganaya afhayeenka Pentagon-ka in weerarkaasi uu ahaa bartimaameed
Maalmo ka hor ayay ahayd markii maraykanka uu weeraray deegaan Buuleburde u dhow
Waxuu sheegay in weerarkaasi lagu dilay 150 Alshabaab ah


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *