Uncategorized

Ma taqaanaa gabdhaha Soomaalida Ee Caalamka iska gadey -MUUQAAL

iftineducation.com – Amaal Cali oo 29 sano jir dalka Swedan soo gashay sanadkii 1991-kii xiligaasi oo ay kasoo barakaceen iyada iyo qoyskeeda dagaaladii sakooye ee Soomaaliya, ayaa waxay hadda dhaqtarad ilkaha nadiifisa “Dentist” ka tahay Swedan.


Amal ayaa ka caawisa dadka Soomaliyeed ee qaxootiga ah iyo kuwa degan Swedan nadiifinta ilkaha iyo daweyntooda.


Gabadhaan Soomaaliyeed oo xijaaban, ayaa xiliga la gaaro salaada, waxay howsheeda ugu baxdaa oogida waajibka alle.


Warbixin lagu soo daabacay bogga hay’adda qaxootiga adduunka ee UNCHCR ayaa looga hadlay dadaalka iyo yoolka Amal Ali.


HALKAN KA DAAWO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *