Uncategorized

Goobaha Ragga aad u jecelyihiin Xiliga Galmada (Dareenka Sariirta)

iftineducation.com – Quruxda  jirka ee dumarka  waxaa ay aad u soo jiitaan indhaha Raga, Waxaa kaloo jirta in raga qaar ey xiiseeyaan qeyba ka mid ah jirka dumarka hadaba waa halkee meelaha ey uugu jecelyihiin raga in ey marwalbaba ka fiiriyaan dumarka:
1: Bishimaha
Bishamaha waa qeyb kamid ah quruxda dumarka ee soo jiidata indhaha raga maxaa yeelay raga waxaa ay mar waliba ka fiiriyaan dumarka qaabka bishamaheeda iyadoo  sababta ay uga dhigaan in ay bishimaha quruxda badan a y aad ugu qeyb qaataan xiliga shumiska ama baashida  adigoo aaanan ka daaleynin in aad mar walbaba shumisid bishimahaas qruxda badan isla markaana ay leeyihiin dareen gooni ah
2:  Naasaha
 Qeybtaan raga waxa ay ku tahay sida magnetka oo kale  aad iyo aad ayey u soo jiidataa .
Xiliga Ugu horeysa  Raga  ey  indhaha saaraan dumarka  waxa ey ka eegaan xaga iyo naasaha. Raga badan kood kama fikiraan inta u la ekyahay naaska dumarka lkn waxa ey aad u fiiriyaan soo jiidashadiisa iyo qaab dhismeedka uu leeyahay taas oo iyadana dareen gooni ah ku dhalisa ragga
3: Gadaal Ama Dabada.
Qeybta danbe oo loo yaqaano dabada ama backa oo ragga qaarkood xiliga ay indhaha saraan durbaba kudhasha kacsi iyo dareen waali ah iyadoo ragga qaarkood ay ad uxiiseeyaan gabdhaha u weyn qeybta danbe waxaana xusid mudan in hablaha gadaal u weyn aysan dhulka dhicin taasina ay ragga isku dilaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *