Uncategorized

Dowladda Somalia oo ka Hadashay Weerarkii Awdheegle

iftineducation.com – Weerarkii saqdii dhexe ee habeenkii talaadada lagu qaaday degmada Awdhiigle ee lagu bar tilmaameedsaday saraakiisha Al-Shabaab ayaa waxaa soo baxaya inay fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Soomaaliya.


Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale dayuurado iyo tasiilaad kale ay ciidamada Mareykanka ku caawiyeen kuwa Soomaalida, oo weerarka kaligood fuliyey.


Sarkaal Mareykan ah ayaa VOA u xaqiijiyey in howlgalkan uu ahaa howl-gal lagu beegsanayey Al-Shabaab oo Mareykanka iyo dowladda Soomaaliya ay iska kaashadeen.


Wariyeheenna Xuseen Barre Aaden ayaa weerarkaasi ka wareystay abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Somaliyeed Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar.


Wareysi: Abaanduulaha ciidamada xoogga Soomaaliyeed


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *