Uncategorized

Dhibka ay isku qabaan ragga iyo dumarka

iftineducation.com – raga iyo dumarka somalida qurbaha ayaa dhib weyn oo is fahmi waa ah ka dhax jiraa


waxaan ognahay guri haduusan laheyn hogaamiya hal ah oo lagu daba feelo dhib keeda ayey leedahay 


taasna waxaa u sabab ah dumarkii oo raba ineey guriga ayaga ka noqdaan aabo ninkana uu noqdo naag kkkkkkkk


taas ayaa ka jirta qurbaha abaa hadan runta kuu sheego


muuqaala badan iyo filimada badana waa waa laga sameyay saa lasocotaan abaa


maantana waxaan idiin soo bandhigeynaa muuqaal ka mida ah




Dhibka ay isku qabaan ragga iyo dumarka


RIIX HALKAA KA FIIRSO MUUQAALKA




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *