Uncategorized

DAAWO: Waayaha Cusub oo soo saaray hees cusub oo daaran Dhibaatada ay AMISOM ku hayso shacabka somaliyeed

iftineducation.com DAAWO: Waayaha Cusub oo soo saaray hees cusub oo daaran Dhibaatada ay AMISOM ku hayso shacabka somaliyeed


Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo Waayaha cusub ku soo saaren hees ay ku cadeenayaan dhibaatada AMISOM ku hayaan shacabka, 




waxaa kamid ah midhaha heesta Ciideenii waa dayacan tahay, Amisom ba lagu daabulaayaa, Oo dambiyayna Wada galeenoo, Dumarkiibay kufsi kula kacaayan.







HALKAN KA DAAWO VIDEO




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *