Uncategorized

Daawo Ninkii Maroodiga China oo helay nolol caadi: Video

iftineducation.com – Daawo Ninkii Maroodiga China oo helay nolol caadi: Video


ninkaan ayaa wajigiisa dhan dabooshay buro weyn oo wajiga ugu soo baxday 


muuqaalka ninkaan ayaa is badalay kadib markey buradiisa ka weynaatay jirkiisa kale oo dhan 


asaga dhan ayaaba u ekaaday sida maroodi camal muuqaalkiisa


balse nikaan ayaa helay caawinaad adag iyo dhaqaatiir boqolaal isku kaashaday ineey qaliin ku sameeyaan


ninkaan ayaa hada caadi noqday 


bal fiiri isbar bardhig siduu ahaa iyo sida hada uu noqday waa laba farqi oo weyn


RIIX HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *