Uncategorized

Daawo ISIS oo soo bandhigtay duqeyn argagax leh oo diyaaradaha Mareeykanka ka fuliyeen Mosul

iftineducation.com – Warbaahinta kooxda ISIS, ayaa soo bandhigtay muuqaal Video ah oo ay ka duubeen mid kamid ah diyaaradaha 


Mareeykanka oo si naxariis darro ah Gantaalo ula dhaceysa goob suuq ah oo shacab buuxaa, islamarkaasina ku taal magaalada Mosul ee dalka Iraq.




Hal mar ayaa waxaa is qabsanaya qiic,boor iyo uuro, sidoo kale waxaa dhulka ku dhacaya Kaamiriistaha duubaya muuqaalkan.




Halkaan ka daawo Muuqaalka iyo sawirada:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *