Uncategorized

DAAWO:- Farxiya Fiska oo Qiratay in Ay Leedahay 2 Cilad oo Keenta in Durba uu Furo Ninka Guursada…

iftineducation.com – Fanaanada Caanka ah ee Farxiya fiska oo Dhawaan Qiratay in ay Jirto Cilad Sabab u ah in Ninkii Guursadaa uu Durbo furo iyadoo Arintaana ay ku tilmaamtay in ay dulqaad Yari Raga Badankood Qabaan, Hadaba Muuqaalkaan ayaa ah mid Kaa Yaabin Doona ee Hoos Ka Daawo.


Fanaanada Caanka ah ee Farxiya Fiska oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ugu Codka Macaan Aadna looga Jecelyahay Dhulka Soomaaliyeed ayaa Markii ugu Horeeysay Waxa ay Shaacisay Ragii ay Nolasha la Soo Wadaagtay Ninkii ay ugu jecleyd.


Fanaanada farxiya Fiska oo nolasheeda Soo martay Rag Badan kuwaa oo Soo guursaday ayaa inta Badan waxa ay nasiib u yeelan in ay Waqti badan wada joogaan isla markaana ay si fudud ku kala tagaan.



HALKAAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *