Uncategorized

Daawo:-Fadeexad Mo Farah Iyo Arrin Dood & Muran Badan Dhaliyay iyo Xaaskiisa oo Dacwad Kusoo Ogtay

iftineducation.com – Orodyahanka caanka ah asalkiisu Soomaaliga yahay balse u ciyaara dalka Ingiriiska ee Mo Farah ayaa sawir uu soo dhigay bartiisa Facebook waxaa ka dhashay muran badan.


Mo Farah ayaa la sawiran gabar uu magaceeda ku sheegay Jessie J oo aan xaaskiisa ahayn isla markaana xubno muhiim ah oo jirkeeda ka mid ah ay banaanyihiin.


Dadka Muslimiinta ee taageera xidigaan ee u badan Soomaalida ayaa aad uga carooday sawirkaan halka dadka Gaalada in badan oo ka mid ah ay difaacayeen.


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *