Uncategorized

Booliiska Talyaaniga oo Qabtey Imaam Soomaali Qarxin rabay dalkaas

iftineducation.com – Booliiska Talyaaniga oo Qabtey Imaam Soomaali Qarxin rabay dalkaas


ARINTAAN AYAGAA NAGA YABISAY anaga shabakada iftineducation.com waxaan kala saari la nahay imaamka mala fitneynayaa mase waa run waxa lagu soo qabtay


walahu aclam waxa meesha ka dhacaayo markaan warbixintaan ka fiirsanay barta youtubeka waan yaabnay


bal  adigana daawo waa kanaa video ga ay kuu soo bandhigeyso shabakada iftineducation.com


qeebta hoose ka fiirso video gaan aan ka soo qaadnay barta youtubeka


RIIX HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKA


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *