Uncategorized

Alshabaab Oo Video ka soo duubtay Taliye Puntland Uga wakiil noqday -VIDEO

iftineducation.com – Wararkii ugu horeeyey ee naga soo gaadhay deegaanada Puntland ayaa sheegaya in Ciidamadii Al-Shabaab ee gaadhay deegaanada gobolka Mudug ay dhanyihiin tiro ilaa 300 boqol oo askari,waxayna Ciidamadan halkaasi ku tageen Doomo,iyagoo ka dagay xeebaha gobolka Mudug.


Al-Shabaabka tagay deegaanadaas ayaa sheegay in ay doomaha ka raaceen Xeebta Xaradheere ee Gobolka Mudug Koonfurtiisa,Waxyna durba markii ay deeganada Puntland gaadheen bilaaben in ay haybsadaan dhulka Buuroled ah ee loo yaqaano Galgala oo Al-Shabaab laga saaray ayna ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Xarakada Daacish.


RIIX HALKAN OO DHEGEYSO CODKA.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *