Uncategorized

Wasiir soomaaliland ah oo ku dhawaaqay labada calan waa isku mid Daawo muuqaalka

iftineducation.com – Wasiir soomaaliland ah oo ku dhawaaqay labada calan waa isku mid Daawo muuqaalka ADAA yaabi doonee kk


maamul goboleedka soomaaliland ayaa mudo badan u dagaalamaayay inuu noqdo dowlad madax banaan balse caalamka ayaa diidan inuu aqoonsado


maamul goboleedkaan ilaa hada wuxuu aaminsanyahay inuu yahay dowlad caalamka ka mida balse caalamka ma aqoonsana maamulkaan


xita dowlada dariska la ah ma aqoonsano oo waxey u ogolaadeen galiya ineey u qadariyaan maamul dowladeed oo wanaagsan shaqadeedana ku tixgaliyeen


kkkk hadaba waxaa idiin heynaa maanta wasiir somaliland ah oo ku dhawaaqay labada calan waa isku mid daawo muuqaalkaan


GUJI HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKAAN



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *