Uncategorized

[Wardegdega]:Daawo Baabuur qarax laga buuxiyay oo isku miidaamiyay Beerta Nabadda Muqdisho iyo qarax labaad oo ka gilgilay

iftineducation.com – Baabuur walxaha qarxa laga buuxiyay ayaa goor dhaweeyd isku miidaamiyay goob loo dalxiis tago oo lagu magacaabo Beerta Nabadda taas oo ku taal dhabarka dambe ee Hotel SYL . 


Lamma Ogga khasaaraha ka dhashay weerarkaan ismiidaaminta hasse yeeshee beerta Nabadda waxeey ka mid tahay goobaha ugu mashquulka badan,


waxaana lagu galaa 2 dollar.



Sikastaba ha ahaatee , Warbaahinta Waagacusub waxeey xogtaan heshay mar hore anagoo faafinay 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *