Uncategorized

[Wardegdega]: Daawo Qaraxii labaad ayaa gilgilay Beerta Nabadda Muqdisho kadib markii baabuur isku miidaamiyay

iftineducation.com – Laba daqiiqo kadib markii baabuur isku miidaamiyay beerta Nabadda Muqdisho ayuu gilgilay qarax labaad oo dhawaaqiisu ka xoog badan yahay kii hore. Lama ogga inuu baabuur isku miidaamiyay iyo inuu qof naftii hurre ah gudaha u galay beerta.






Sikastaba ha ahaatee, Beerta raaxadda waxaa u dalxiis taga boqolaal qof habeen iyo maalin kasta waxaana lagu galaa lacag dhan laba boqol oo dollar.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *