Uncategorized

Warbixin ku saabsan xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya

iftineducation.com – Koox lagu magacaabo Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Soamaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in maanta ay soo saarto warbixin ay ka soo uruurisay Soomaaliya oo ku saabsan xuquuqda aadanaha.


Warbixinta ayaa waxaa lagu eegayaa xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya, badqabka qofka iyo xuriyatul qowlka la isku xiro ee Soomaaliya.


Warbixinta ayaa lagu saleeyay inka badan 70 wareysiyo oo difaacayaasha xuquuqda aadanaha ay sameeyeen sanadkii 2015-kii.


Haddaba waxaannu arrintaa ka wareysannay, Kaafiya Cabdiraxmaan Cumar, waxa ay ka tirsan tahay hay’adda Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Soamaaliya, waxa ay u warrantay weriyahayaga Fardowsa Maxamed Cilmi.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *